Madaxweyne Biixi oo shahaado sharafyo gudoonsiiyey saraakiil soo dhamaystay waxbarasho dibadeed

0
62

Sabti, September, 15, 2018 (HOL)– Madaxweyne Muuse BIixi Cabdi ayaa maanta shahaado-sharafyo ku maamuusay lix sarkaal oo kasoo qalin-jabiyey jaamacado dibadda ah, kuwaas oo qaarkood kaalmo sare ka galeen jaamacadihii ay wax kasoo barteen.




SOURCE: Madaxweyne Biixi oo shahaado sharafyo gudoonsiiyey saraakiil soo dhamaystay waxbarasho dibadeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.