Madaxweyne Biixi oo sheegay wakhtiga wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya uu bilaabmayo

0
260

Khamiis, Maarso, 14, 2019 (HOL)- Madaxweyne Biixi oo xalay khudbad dheer u jeediyey jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadka ayaa sheegay in wada hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya lagu balansan yahay 19-ka bishan wadanka Ganna ee caasimadiisa Accra.




SOURCE: Madaxweyne Biixi oo sheegay wakhtiga wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya uu bilaabmayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.