Madaxweyne Biixi oo soo xidhay wejigii labaad ee Barnaamijka carbiska dhallinyarada ee Shaqo Qaran

0
290

Axad, May 26, 2019 (HOL)- Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta soo xdihay wejiga koowaad ee barnaamijka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo saddex bilood ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee dhinaca waqooyi Bari kaga beegan caasimadda Hargeysa.




SOURCE: Madaxweyne Biixi oo soo xidhay wejigii labaad ee Barnaamijka carbiska dhallinyarada ee Shaqo Qaran

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.