Madaxweyne cusub dowlad deegaanka Soomaalida oo sheegay in la badalayo calanka

0
339

Khamiis, August, 23, 2018 (HOL)-Madaxweynaha cusub ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar [Mustafe Cagjar] ayaa u sheegay dad uu kula hadlayey magaalada Addis Ababa in uu ka shaqayn doono sidii loo beddeli lahaa calanka dawlad-deegaanka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne cusub dowlad deegaanka Soomaalida oo sheegay in la badalayo calanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.