Madaxweyne Dani Oo Ammar Cusub Soo Saaray

0
355

Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray ku faray wasaaradda maaliyadda in la joojiyo dhammaan casnhuur dhaafkii loo sameynayey hay’adaha dowladda, kuwa caalamiga ah iyo sidoo kale kuwa sida gaarka ah loo leeyahay.
Wixii maanta ka bilowda ayuu wareegtada ku sheegay in gabi ahaanba arrintaasi la joojiyey, waxaana la faray wasaaradda in arrintaasi ay u hoggaansanto.
Hoos ka akhriso:





SOURCE: Madaxweyne Dani Oo Ammar Cusub Soo Saaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.