Madaxweyne Deni: Ciidamo aan katirsanayn Puntland degaanadeeda kama howlgali karaan

0
161

Khamiis, Janaayo, 02, 2020 (HOL)-Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa diiday ciidamo aan ahayn kuwa Puntland in ay ka howlgalaan gudaha Puntland.




SOURCE: Madaxweyne Deni: Ciidamo aan katirsanayn Puntland degaanadeeda kama howlgali karaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.