Xildhibaanadda Barlamaanka Cusub ee dalka Turkiga waxay Kulankooda 1-aad yeelan doonaan bisha soo socota ee July 8-da, si ay u doortaan Guddoomiyaha cusub ee Barlamaanka. Xildhibaanka ugu da’da weyn Barlamaanka ayaana shir guddoomin doona Kulankaasi oo Guddoomiye cusub lagu soo dooran doono. Deniz Byakal oo 80-jir ah, kana tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee CHP ayaa la […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Erdogan iyo xubnaha Barlamaanka cusub ee Turkiga oo isku madal lagu dhaarin doono.