Madaxweyne Farmaajo “ Dalalka Geeska Africa waxaan barey-naa habka loo ganacsado

0
231

Jimco, November, 23, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale faah faahin dheeraad ah ka bixiyay danta Soomaaliya uga jirta isbaheysiga ka socda d Geeska Africa.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo “ Dalalka Geeska Africa waxaan barey-naa habka loo ganacsado

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.