Madaxweyne Farmaajo “Dhalinyarada dalka wax ku baratay marna lama xaqiri karo”

0
387

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu ka hadlay doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka waxku baratay iyo Macalimiinta tan iyo bur burkii dalka waqtigooda u hurey in ay dhalinyaradaas wax baraan. “Doorka waxbarashada dalka marna lama xaqiri karo. Macalimiinta iyo aqoonyahanada dalka joogay tan iyo burburkii, waxay soo saareen dhalinyaro farabadan oo aqoonyahano ah […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo “Dhalinyarada dalka wax ku baratay marna lama xaqiri karo”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.