Madaxweyne Farmaajo : Ma Aqbaleyno dibadbaxyo rabshado wata

0
261

Sabti, April, 13, 2019 (HOL) –Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay dibadbaxyadii cuslaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, isaga oo sheegy in aan marnaba la aqbali doonin dibadbaxyo rabashado wata dowladdu-na gacan bir ah ku qaban doonto.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo : Ma Aqbaleyno dibadbaxyo rabshado wata

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.