Madaxweyne Farmaajo : Madaxda dowlad gobolleedyada waxey rabaan in ay ka shaqeeyaan siyaasada arrimaha dibedda

0
308

Khamiis, November,01, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeedinayay Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jubba ee dalka Koonfur Suudaan ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxda dowlad gobolleedyada dalka oo khilaaf xoogan uu kala dhaxeeeyo.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo : Madaxda dowlad gobolleedyada waxey rabaan in ay ka shaqeeyaan siyaasada arrimaha dibedda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.