Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay kulamadii mira dhalka ahaa ee Garoowe

0
52

Talaado, Janaayo, 29, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland soo dhaweyntii wanaagsanayd ee ay u fidiyeen isaga iyo wufuudii Soomaaliyeed ee ka qeyb galay caleema-saarka Madaxda cusub ee Puntland.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay kulamadii mira dhalka ahaa ee Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.