Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ku tegaya dalka Eritrea iyo ujeedka safarkiisa

0
31

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Shiinaha ayaa la filayaa in Saacadaha soo socda uu markii labaad tago Magalada Asmara ee Caasimadda dalka Eritrea. Dhammaadkii Bishii July ayuu booqasho ku tegay Madaxweyne Farmaajo,isaga oo xilligaas la kulmay Madaxweynaha dalka Eritrea Afawerki oo hadda ay ku wada sugan yihiin dalka Shiinaha. […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ku tegaya dalka Eritrea iyo ujeedka safarkiisa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.