Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar uu ku tagay dalalka Jabuuti iyo Turkiga

0
141

Arbaco, July, 11. 2018 (HOL)–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha dalka Turkiga iyo shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo ka dhacay magaalada Jabuuti, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar uu ku tagay dalalka Jabuuti iyo Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.