Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay,kadib Shirkii Midowga Afrika

0
48

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkiisii Shir Madaxeedka 32-aad ee Midowga Afrika oo shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis Ababa. Shir Madaxeedka Midowga Afrika ee sannadkan waxaa diiradda lagu saaray arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha iyo sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatooyinka ay […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay,kadib Shirkii Midowga Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.