Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay kaddib Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

0
278

Khamiis, July, 19, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shirkii miro dhalka ahaa ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Belgium.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay kaddib Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.