Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray Madaxda Cusub ee Maamulka Puntland

0
406

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maanta ku guuleystay doorashadii ka qabsoontay Puntland. “Waxaan Madaxweynaha cusub ee Puntland Mudane Siciid Deni iyo K/xigeenkiisa Mudane Axmed Karaash ugu hambalyeynayaa […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray Madaxda Cusub ee Maamulka Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.