Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti,si uu uga qeybgalo shirka dhacaya dalkaas

0
639

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow waxa ay gaareen dalka Jabuuti. Madaxweynaha oo ay safarkiisa ku wehlinayaan Xildhibaano,iyo Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa waxaa soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka Jabuuti waxa uu uga qeybgeli doonaa shir looga hadlayo arrimaha Dhaqaalaha Afrika iyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti,si uu uga qeybgalo shirka dhacaya dalkaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.