Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magalada Baydhabo

0
406

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa ay gaareen Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wafdiga ayaa waxa ay ka qeybgeli doonaan munaasabada lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen). Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa qeyb ka ah,Wasiiro,Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale,waxaana Garoonka Diyaaradaha Baydhabo […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magalada Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.