Madaxweyne Farmaajo oo ka baaqsaday ka qeyb galka Shirweynaha 31-aad ee Madaxda dalalka Afrika

0
184

Warar ay heshay Radio Dalsan ayaa sheegaya inuu Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ka qeyb geli doonin Shirka caadiga ee Hoggaamiyayaasha dalalka Afrika oo lagu wado inuu ka furmo caasimadda dalka Mauritania ee Nawakshoot (Nouakchott). Ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegeen inuu Madaxweyne Farmaajo ka baaqday Shirweynahaasi sababo la xiriira Munaasabadda Is-raaca Goballadda Waqooyi […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo ka baaqsaday ka qeyb galka Shirweynaha 31-aad ee Madaxda dalalka Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.