Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Muqdisho

0
482

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay shacabkii iyo askartii ku geeriyooday qaraxyadii Maanta ay Al-Shabaab ka fuliyeen Magalada Muqdisho. Madaxweynuhu waxa uu Alle uga baryey in uu naxariistiiisa Janno ka waraabiyo dadkii ku shahiiday qaraxyadaas oo ay fuliyeen kuwo naftood halligeyaal ah, arxan daran, diin iyo dadnimo midna […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.