Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay saraakiishii iyo askartii ku geeriyootay qaraxii Dhanaane

0
28

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyihii, Abaanduulihii iyo askar ka tirsan Qaybta 12-ka Abriil ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwaas oo ay miino dhulka lagu aasay kula qaraxday meel u dhaw deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose. “Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Anigoo ku hadlaya […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay saraakiishii iyo askartii ku geeriyootay qaraxii Dhanaane

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.