Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Caleemo saarka Laftagareen

0
379

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in Saacadaha soo socda uu u ambabaxo Magalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. U jeedka safarka Madaxweynaha ee Baydhabo ayaa lagu sheegay in uu halkaasi uga qeybgeli doono caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) Madaxweynaha ayaa waxaa wehlin […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Caleemo saarka Laftagareen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.