Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay Qarax dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay Muqdisho

0
20

Sabti,Demcember, 28, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxii bahalnimada ahaa ee argagixisadu ay la beegsadeen Ex-kaantorool Afgooye.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay Qarax dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.