Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex

0
33

Sabti, Feberaayo, 02, 2019 (HOL)– Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Xirsi Baarleex oo ku geeriyoodey waddanka Hindiya.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.