Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in la furo jidadka xiran ee Muqdisho

0
183

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in la furo jidadka xiran ee Muqdisho
Sabti, June, 09, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Hey’adaha amniga inay shacabka u sahlaan isu socodka magaalada oo maalmihii la soo dhaafay ay shacabka dhib ku qabeen, kaddib markii ay ciidamada xireen jidad dhowr ah.

READ MORE : Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in la furo jidadka xiran ee Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.