Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Ceel Afweyn

0
27

Khamiis, July, 11, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa usoo jeediyay dhinacyada ku dagaallamaya deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag inay si dhaqso ah dagaalka u joojiyaa.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Ceel Afweyn

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.