Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda dalka Turkiga

0
325

Axad, July, 08, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo bishii hore dib loo doortay.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda dalka Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.