Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddiga Dowladda u qaabilsan Wadahadallada Somalilland

0
5

Axad, December, 15, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddiga Dowladda u qaabilsan Wadahadallada Somalilland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.