Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyaha Ururka ONLF

0
59

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Casmara ee dalka Eretria kula kulmay guddoomiyaha ururka ONLF admiral Maxamed Cumar Cusmaan. Madaxweynaha ayaa guddoomiyaha kala hadlay sidii ONLF ay uga qeyb qaadan lahayd dadaalka loogu jiro nabadda iyo hormarka, waxa uuna intaas ku daray Madaxweynuhu in la joogo waqtigii nabadda la dhiirigalin lahaa […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyaha Ururka ONLF

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.