Isniin, July, 02, 2018 (HOL)– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho kaga qeyb galay xuska maalinta xorriyadda Gobollada Koonfureed iyo israacii Waqooyi iyo Koonfur ee 1-da Luuliyo.
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdiggii ka socda dalka Jabuuti ee ka qeybgalay xuska 1da Luulyo