Madaxweyne Farmaajo oo Maanta booqanaya Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

0
46

Maxamed Cabdullaahi Farmajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo sabti ah uu booqdo Saldhiga Weyn ee Turkigu uu ku leeyahay Magalada Muqdisho. Saldhigaas ayaa waxaa lagu tababaraa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,iyada oo horay Ciidamo loogu tababaray kuwo kalena ay haatan tababar ku qaadanayaan. Madaxweyne farmaajo ayaa waxa uu guud ahan […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo Maanta booqanaya Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.