Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Shir uga qeyb galaya dalka Turkiga

0
288

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay waxaa uu Magalada Istanbul ee dalka turkiga uu gelinkii dambe gaarey uga sii gudbiyey Caasimadda dalka turkiga ee Ankara halkaas oo uu Maanta uga qeyb geli doono Shirka Xisbiga Ak Part y ee dalka Turkiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay waxa uu la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda turkiga,waxana la […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Shir uga qeyb galaya dalka Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.