Shirka ka socda Magalada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa galay Maalintii labaad waxaana Maanta oo Talaado ah la filayaa in shirkaas la soo gaba gabeeyo,isla markaana laga soo saaro Warmurtiyeed ku saabsan waxyaabihii lagu heshiiyey. Shirka oo shalay uu furey Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya ayaa lagaga hadlay “Siyaasadda loo dhan yahay ee dalka” oo ku […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo Maanta soo xiraya Shirka Brussels