Madaxweyne Farmaajo oo maanta tagaya dalka Eritrea

0
92

Sabti, July, 28, 2018 (HOL)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal taariikhi ah ku taga magaalada Asmara ee dalka Eritrea.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo maanta tagaya dalka Eritrea

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.