Madaxweyne Farmaajo oo martiqaad ka helay dhiggiisa dalka Ruushka

0
381

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqanaya dalka Ruushka isagoo ka qeybgalaya shirweyne dalkaas ka dhacaya.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo martiqaad ka helay dhiggiisa dalka Ruushka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.