Madaxweyne Farmaajo oo meelmariyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2019

0
110

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa qiimeynta iyo gorfeynta miisaaniyadda sannadlaha ah ee Dowladda oo ay ku […]




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo meelmariyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2019

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.