Madaxweyne Farmaajo oo meelmariyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka

0
83

Talaado, December, 31, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo meelmariyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.