Madaxweyne Farmaajo oo sheegay dowladda inay gurmad u fidin doonto dadkii wax ku noqday weerarkii Kismaayo

0
47

Sabti,July, 13, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda faray si degdeg ah inay gurmad caafimaad ugu fidiso dadka ay culus tahay xaaladdooda caafimaad.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay dowladda inay gurmad u fidin doonto dadkii wax ku noqday weerarkii Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.