Talaado, June, 26. 2018 (HOL)-Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisu ay diyaar u tahay in ay qaaddo tallaabo kasta oo lagu qancinayo shacabka Somalialnd.
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladdiisu diyaar u tahay qancinta shacabka Somaliland