Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Galmudug

0
257

Jimco , September, 21, 2018 (HOL) –Madaxweynaha Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda dowlad-goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee kasoo cusboonaaday deegaannadaas.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.