Madaxweyne Farmaajo oo sii sagootiyay dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga

0
54

Axad, December, 29, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee ku waxyeelloobay Qaraxii maalintii shalay ka dhacay isgooyska Ex-Kaantarool Afgooye.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo sii sagootiyay dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.