Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen dhinacyada Galmudug isku khilaafsanaa

0
248

Jimco, July, 13, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada Muqdisho xal u helida khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jiray.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen dhinacyada Galmudug isku khilaafsanaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.