Madaxweyne Farmaajo oo soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay Garoowe

0
57

Talaado, Janaayo, 29, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, halkaas oo uu ku sugnaa saddexdii maalin ee u dambeysay.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.