Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray xeer uu ku abuurayo Golaha Dhaqaalaha Qaranka(Warsaxaafadeed)

0
494

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magacaabay guddiga Dhaqaalaha Qaranka Ka dib markii uu soo saarey Xeer uu ku abuurayo. Xeerka uu Madaxweynaha soo saarey ayaa ku taariikheysan 12 Bishan July, waxaana lagu sheegay in Xeerkaan uu Madaxweynaha soo saarey,isaga oo cuskanaya qodobka 87aad iyo 90aad ee Dastuurka KMG, ka dib tallooyin ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray xeer uu ku abuurayo Golaha Dhaqaalaha Qaranka(Warsaxaafadeed)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.