Madaxweyne Farmaajo oo tagay magaalada Carta Sawirro

0
337

Jimco, July, 06, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii dib-u-heshiinta Soomaaliya ee lagu yagleelay Dowladdii kumeel gaarka ahayd sanadkii 2000.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo tagay magaalada Carta Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.