Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo ah 26-ka June waxa uu Ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon ee Magalada Muqdisho. Ka hor Ubax dhiga ayaa Madaxweyne Farmaajo markii tegay Taalada Daljirka ee degmada Boondheere waxa uu salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska iyo kuwa Baanbeyda. Hadal kooban oo uu […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taalada Daljirka