Madaxweyne Farmaajo '' Siyaasiyiinta Idaacadaha ka hadlaya waa kuwo shaqo doon ah oo raba in la ogaado

0
29

Arbaco, November, 13, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyay qaar ka mid ah bulshada Soomaaalida ee ku dhaqan magaalada Nairobi ayaa sheegay in dowladdiisu ka socon la’dahay sida uu hadalka u dhigay siyaasiyiin xanaaqsan oo shaqo doon ah.




SOURCE: Madaxweyne Farmaajo ” Siyaasiyiinta Idaacadaha ka hadlaya waa kuwo shaqo doon ah oo raba in la ogaado

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.