Madaxweyne Farmaajo” Waxaa bilaabanaya Wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland

0
114

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khubad ka jeediyey Garoonka Kubadda Cagta Banaadir stadium ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Siyaasada,Amniga,wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland. Madaxweyne Farmaajo oo khudbadiisa dhinacyo badan ay taabaneysa ayaa ku soo haal qaaday arrimaha Maamulka Soomaaliland oo aaminsan in Soomaaliya inteeda kale ay ka go’een. “Runtii Soomaaliland […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweyne Farmaajo” Waxaa bilaabanaya Wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.