Madaxweyne Gaas “Lacagaha kaalmada Soomaaliya la siiyo waa in la iskula xisaabtamaa halka ay ku baxdo”

0
73

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Khudbad ka jeediyey Shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya xaalada siyaasadeed ee dalka. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali wuxuu aad uga hadlay arrimo la xiriiro balamo hore loo wada galay oo u dhaxeeyay dowladda dhexe iyo dowladaha xubanaha ka ah iyo heshiisyadii hore loo […]




SOURCE: Madaxweyne Gaas “Lacagaha kaalmada Soomaaliya la siiyo waa in la iskula xisaabtamaa halka ay ku baxdo”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.